Turkiga oo ku guuleestay Tijaabinta Gantaal casri ah oo burburin kara Maraakiibta

Dowlada Turkiga ayaa dadaal badan kadib ku guuleesatay in ay sameesato Gantaal casri ah oo loogu tala galay in uu bur buriyo maraakiibta, waxaana gantaalkan cusub Turkiga ula baxeen magaca Atmaca. Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa shaaciyay in dowladiisa ku guuleesatay tijaabinta gantaalka casriga ah ee Atmaca ee awooda in uu bur buriyo … Continue reading Turkiga oo ku guuleestay Tijaabinta Gantaal casri ah oo burburin kara Maraakiibta